Dowladda Kenya Oo Xayirtay Hantida Sagaal Ruux Oo Ay Ku Eedeysay Iney Maal-geliyaan Al-shabaab.
September 3, 2020 - Written by admin
Nairobi(Berberatoday.com)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Kenya Fred Matiang’I Ayaa magacaabay sagaal ruux uu sheegay iney Leeyihiin mas’uuliyadda maal-gelinta Ururka Al-shabaab oo dhowr jeer weeraray qeybo kamid dalkaas.
