berberatoday.com
“Waxa Nasoo Kiciyey In Aanu Dayarta Soo Koraysa UCadayno, In Ay Been Ahayd Ohinta, Ay Ooyayeen,Wixii Madasha Kaga Hadleena Uu Ahaa Xumaan Aan Jirin..”Suldaan Naasir.
September 3, 2020 - Written by admin

“Haddi Ay Run Ku, Oyeen Illahay Ayaa ku Garab gali. Haddii Ay Been ku Oyeena, Wiixi Ay Halka Kaga Hadleena Ay Ahayd Been, Waxay Abuureen Arin Fool xun Oo ka  Tagi Doonta Raad Aad Iyo Aad Khatar Ugu Ah Ilmaha Dhasha Boqolka Sano Ee Soo socda,Suldaan Naasir

Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaan Naasir Suldaan Cabdi oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland gaar ahaan Beelaha gabooye ayaa si adag uga falceliyay hadalo maalin dhawayn ay bulshada ka hor jeediyeen siyaasinta  barkhad jaamac batuun Afhayeenka wadani  iyo wasiirkuxigeenka caafimaadka Mahdi Cismaan Buuri  kuwaasi oo fagaare kaga hor ooyay bulshada  iyagoo  sheegay in la takooray.

Suldaan Naasir Suldaan Cabdi oo kamid Madaxdhaqmeedka Ugu Facawayn ee beelahaasi ayaa labadaa siyaasi   ku eedeeyay in ay been abuur ku ooyeen islamarkaana aanay jirin cid beelaha gabooye takoor ku haysaa.

Sidoo kale Suldaan Naasir ayaa sheegay in shantii gobol ee somaliyeed ay Somaliland tahay meesha kaliya ee si xor ah looga hadli karto haday tahay xataa gabooye.

Dhanka Suldaan Naasir ayaa digniin culus udiray  siyaasiyiinta kasoo jeeda beeshooda oo uu sheegay in ay ka been sheegayaa xqiiqada jirta hadii ay waxaasi joojin waayaana  ay bulshada ku aqoonsan doonto cali beelaanihii laysla yaqaanay.

 

https://youtu.be/BVZid_TqmcQ

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews