Qaramada Midoobay Oo Canbaaraysa Tacadiga loo Gaysto Dadka Muhaajiriinta Ah Ee ku Xidhan Xeryaha Liibiya.
September 4, 2020 - Written by admin
Libiya(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee qaramada midoobay ayaa canbaaraysay tacadiga iyo dhibta loo gaysto dad muhaajiriinta ah eek u xidha xeryaha dalka liibiya kuwaasi oo jabhado haystaan islamarkaana ay madax furato kaqaadaan.
