Xukuumada Somaliland Oo 84 Qoys Ka Rartay Dhulka Seeraha Geed Deeble Oo Ay Degenaayeen Iyo Halka La Dajiyay.
September 4, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Madaxwayne biixi ayaa84qoys oo mudo dheer deganaa Beerta Geed deeble ee duleedka Magaalada Hargaysa ka rartay kuwaasi oo la dajiyay duleedka Magaalada Daarasalaam.
