Siyaasi Cali Guray Oo Taageeray Halganka Quudhsi Diidka Ee Uu Ku Jiro Barkhad Jaamac Batuun.
September 5, 2020 - Written by admin
Haregeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” Oo kamid ah Siyaasiyiinta reer Somaliland ee badi ka hadla xaaladaha dalka ka jira ayaa taageero umuujiyay hadaladii uu dhawaan jeediyay barkhad jaamac batuun oo kasoo jeeda beelaha la haybsooco.
