berberatoday.com
Maamulka Dugsiga Cigaal Iyo Waalidiinta Oo Si Wada Jir Ah Uga Hadlay Falkii Foosha Xumaa Ee Lagula Kacay Hablaha Ardayda Ah.
September 6, 2020 - Written by admin

Gabiley(Berberatoday.com)-Maamulka Dugsiga Cigaal Primary Ee magaalada Gabiley, Waalidiinta iyo Ardayda dugsiga ayaa si wadajir uga hadlay fal foolxun oo wiil dhalinyaro ahi kula kacay laba hablood oo dugsiga dhigta kaasi oo muuqaal iska soo duubay isagoo hablahan la dhacaya sun.

Sidoo kale maamulaha dugsiga cigaal ayaa abaal marin gudoonsiiyay hablahan ardayda ah ee falka lagu kacay isagoo sheegay in ay ka xun yihiin islamarkaana aanay ka hadhaynin wiil oo hada xidhan inta sharciga la marinayo.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews