“Qabo Waxaan Odhan Lahaa Lacagtan Aad Soo Bandhigaysay Wadada Baligubadle Ku Darso, Taasi Ayaad Khayr Iyo Xasanaad Ka Helaysaaye..Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Maxamud Jaamac Warfaa”Daawo Muuqal
September 6, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee xisbiga kulmiye Xildhibaan maxamuud jaamac warfaa ayaa ka jawaabay hadalkii kasoo yeedhay ex wasiir qabo oo sheegay in gudida qaban qaabada xisbiga kulmiye udiideen in ay ka qabtaan lacagtii shuruuda lagaga dhigay murashixiinta utartamaya hogaanka xisbiga
Sidoo kale xildhibaan warfaa ayaa ex wasiir qabo ugu baaqay in uu lacagta uu doorashada kulmiye ku galayo ku darsado wadada balaygubadle.