berberatoday.com
Safiirka Maraykanka Ufadhiya Somaliya Oo Madaxda Somaaliya Ugu Baaqay Inay Isku Tanaasulaan.
September 6, 2020 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Safiirka Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Danjire Donald Yamamoto ayaa war uu soo saaray Wuxuu bogaadiyay hannaanka Dowladda Soomaaliya ay hadda U wajaheyso xaaladda siyaasadda dalka iyo wada-hadallada lagu wado iney ka furmaan magaalada Muqdisho.

Qoraal kooban oo lagu faafiyay barta Twitter-ka ayaa waxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ugu baaqday,  hoggaanka dalka iyo maamul Goboleedyada iney la yimaadaan dabacsanaan siyaasadeed iyo isu-tanaasul.

Dhinaca kale waxay safaaradda Mareykanka ammaantay dowrkii hoggaamineed ee uu la yimid madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye “Qoor qoor”.

Hadalka safaaradda Mareykanka ayaa waxa uu kusoo aadayaa xilli Muqdisho ay ku suganyihiin madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntalnd,  islamarkaana la qorsheynayo in Madaxweynaha Soomaaliya ay kala hadlaan xaaladda dalka.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews