Shirkada Facebook Oo Ka Xayirtay Tebinta Tooska Ah Nin Damacsanaa In Dhimashadiisa Toos Looga Daawado!
September 7, 2020 - Written by admin
Paris(Berberatoday.com)-Shirkada Facebook ayaa ka xayirtay tebinta tooska ah nin damacsanaa in dhimashadiisa toos looga daawado, Alain Cocq oo 57 jir u dhashay dalka Faraansiiska ayaa damcay in uu marka uu dhimanaayo uu ku baahiyo Facebook.
