Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Oo Dareen Celiyay Hadalkii Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Rayaale.
September 7, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi cabdilaahi jawaan ayaa ka hadlay sida uu u arko hadaladii dhawaan uu warbaahinta soo mariyay madaxwaynihii hore ee somaliland daahir rayaale kaahin.