Afhayeenkii Garabta Toosinta Ee Lamidoobay Kulmiye Oo Sheegay In Laga Horjoogtaday Xafiiska Xisbiga.
September 8, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Eng Daa,uud Abiib Axmed Oo Kamid ah masuuliyiinta xisbiga xaakimka kulmiye, Ahaana Afhayeenkii Garabka Toosinta Ee Xisbiga Wadani ka soo Go,ay lana Midoobay Xisbiga kulmiye ee ay kamid ahaayeen wasiirada shaqada & Arimaha bulshada iyo Beeruhu ayaa sheegay in xafiiska xisbiga kulmiye saaka laga hor joogsaday.
