Madaxwayne Kuxigeenka Dalka Kenya Oo Ka Hadlay Sababta Ay Somaliya Ujoojisay Qaadkii Dalkooda Uga Tagi Jiray.
September 9, 2020 - Written by admin
Nairobi(Berberatoday.com)-Madaxwayne kuxigeenka dalka kenya welyum ruto ayaa ka hadlay dhaqaale xumada soo food saarat beeralayda qaadka ee dalkiisa kadib markii ay somaliya joojisay qaadkii dalkeeda uga tagi jiray.