Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Ka Hadlay Shir Ay Qabsanayaan Laba Beelood
September 9, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland, Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa sheegay in laba beelood oo ka mid ahi shir ku qabsan doonaan Balli-gubadle. Islamarkaanna labaadda beelood shirkoodda kaga tashan doonnaan aayahoodda mustaqbal.
Suldaanka oo arrimaha sharraxay wuxuu yidhi: