Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Taiwan Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wakiilka Somaliland Ufadhiya Taiwan.
September 9, 2020 - Written by admin
Tapei(Berberatoday.com)-Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Taiwan Joseph Wu Ayaa ku qaabilay Xarunta Wasaaraddda Arimaha dibadda , wakiilka Somaliland Ee Dalka Taiwan Amb. Mohamed Omer Hagi.
