“Annagu Ma Hayno Meel Carruurteena Kiristaan Loogu Dhigo, Mana Jirto..” Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland
September 10, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed ayaa beeniyey in meel ka mid ah dhulka Somaliland lagu dhigo wax ka hor imanaya Diinta Islaamka.