berberatoday.com
Madaxwayne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Muhiimada Ay Somaliland Uleedahay Xafiis Diblamaasiyadeed Ee Ay Ka Furatay Dalka Tiawan.
September 10, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo habka muuqalka kaga qaybgalay munaasibad lagu furayay  xafiiska diblamaasiyadeed ee  jamhuuriyada Somaliland ku yeelanayso Dalka Tiawan Oo maanta si rasmi ah loo furay.

Madaxwayne biixi ayaa  soo dhaweeyay furitaanka xafiiska isagoo dalka Tiawan ku Umaanay xidhiidhka ay yeelatay jamhuuriyada Somaliland oo labada  dal iska kaashan doonaan dhinacyo badan.

Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa ka hadlay muhiimada uu Somaliland uleedahay xidhiidhka ay la yeelantay Dawlada Tiawan oo iyana hore xafiis uga furatay caasimada Somaliland

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews