”Waad Geftee Bukhaarow Hadalku Kuuma Soo Gelin”Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye Oo Xildhibaan Bukhaari Ujawaabay”Daawo Muuqal
September 10, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan waabeeye oo kamid xildhibaanada golaha wakiilada ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalo jawaab aan meel haysan oo xildhibaan bukhaari kaga dareen celiyay eedihii ex wasiir maxamuud xaashi ujeediyay madaxwayne biixi
Sidoo kale xildhibaan waabeeye ayaa bukhaari ugu baaqay in aanu ka hadal arimo aan loodirsan uuna gaf ku kacay.