“Sadexda Isku Haysta Talada Somaliya, Waa Sadex Isku Hayb Ah”Siyaasi Cali Guray.
September 11, 2020 - Written by Berbera Today
Waa Sadexdii Muxaafidka Xukuumadda Federaalka Malaha oo wada yeelanaya Common Strateji. Labadii kale Ilaa hadda waxay u muuqdaan in wadahadalkii dhexmaray iyaga iyo Farmaajo aan wax heshiis ah laga gaadhin. Hadii doorashadii aan tooska ahayn la isla qaatay maxay tahay dhibaatada kale ma sida loo soo xulayo xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa lagu heshiin waayay. Kuwa ay isku khilaafsan yihiin dee waxay noqon karaan uun 61ka Daarood oo inta ugu badan ay Farmaajo taageersan yihiin.
