Wafti Wasiiro Ah Iyo Taliyayaasha Ciidamada Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Deegaanada Jidbaale Iyo Booc Oo Dhawaan Shaqaaqo Ka Dhacday.
September 11, 2020 - Written by Berbera Today
Sool(Berberatoday.com)-Wafti ay uu hogaaminayo wasiirka arimaha dibada oo ay weheliyaan taliyaha ciidanka qaranka,ilaalada xeebaha iyo xubno kale oo katirsan xukuumada Somaliland ayaa kormeer ku tagay deegaanada jidbaale iyo booc oo dhawaan shaqaaqo ku dhexmartay beelo wada dega.

