Mudo-Haraad Lagu Taageerayo Maxamuud Xaashi Oo Dhacay Magaalada Oog”Daawo Muuqal
September 12, 2020 - Written by Berbera Today
Oog(Berberatoday.com)-Magaalada oog ee gobolka saar ayaa waxaa galinkii danbe ee maanta ka dhacay isku soo bax balaadhan kaasi oo lagu taageeryay siyaasi maxamuud xaashi oo dhawaan hadlay.
