“Somaliland In Laysku Guumaysto Looma Aas-Aasin, Cidina Nagama, Sheegan Karto..”Professor Geedoole.
September 12, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee wasaarada beeraha ee Xukuumadii Axmed siilaanyo Prof Faarax Cilmi Geedoole ayaa Ka Hadlay Arimaha muranka dhaliyay ee ka taagan saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada iyo tabashada reer Awdal