Dalada Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo Oo Mawqif Adag Ka Istaagtay Waxka Badelka Xeerka Doorashooyinka.
September 13, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha Guud Ee Dalada dhalinyarada Somaliland Cabdixamiid Maxamed Cumar ayaa ka hadlay kulamo ay la yeesheen golaha wakiilada iyo madaxwaynaha Somaliland kuwaasi oo ujeedadoodu ahayd sidii ay ugala hadli Lahaayeen mawqifka dhalinyarada ee doorashooyinka Waxyaabaha caqabada ku ah ee lagu soo daray xeerka Doorashooyinka oo waxka badalkiisu horyaalo golaha wakiilada Jsl.
