Maamulka Jamacada Hargeysa Oo Hawada Ka Saaray Khudbadii Madaxweynaha Oo Hoolka Jaamacada Si Toosa Ugaga Socotay Baraha Bulshada Iyo Sababta
September 13, 2020 - Written by admin
Hareysa(Berberatoday.com)-Jaamacada Hargeysa ayaa hawada ka saartey khudbada Madaxweynaha markii uu bilaabey bogeeda Facebuuga oo xafladu si toos ah uga soconaysay,waxaana lasoo daayay dhamaanba masuuliyiintii kale ee hadlay.
Lama oga sababta waxa ku kalifey iney jaamacadu khudbada Madaxweynaha ka bakhtiiso in si live ah loo daawado.waxanay dadwaynuhu sugayeen waxa uu madaxwaynuhu kaga fal celiyo dhaliilo is barkan,oo uu hogaamiyaha Xisbiga wadani u jeediyay xukuumadiisa.
Sababaha keenay qaar ayaa loo maleeynaya in Faafreeb lagu Samaynayo isla markaana laga Saarayo wixii khaladaad ah,khurbada Madaxwaynaha ayaa inta badan ah mid gole ka fuul ah.