“Reer Awdaloow Maanta Bambo Aad Tuurtan Iyo Saami Aad Ka Hadashaan, Waxaad Haysataanba Ka Wayn.”Suldaan Good.
September 13, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaan Good oo kamid ah bahda dhaqanka ee Somaliland ee koonfurta magalada hargaysa ayaa fariimo isxanbaarsan udiray bulshada ku dhaqan gobolka awdal