Xildhibaan Ka Mid Ah Xisbiga WADDANI Oo Ka Digay In Kulmiye Burburo
September 13, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ugu baaqay inuu xaliyo khilaaf kasta oo la soo gudboonaada, waxaanu ka digay inuu u baaba’o sidii Xisbiga UDUB oo kale.