Dawladaha Uganda Iyo Tanzania Oo Kala Saxeexday Heshiis Shidaalka Ah
September 14, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Heshiiska waxaa saxeexay Madaxweynaha Tanzania John Magufuli iyo Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni (sawirku waa 2017)Image caption: Heshiiska waxaa saxeexay Madaxweynaha Tanzania John Magufuli iyo Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni (sawirku waa 2017)
Dalalka Tanzania iyo Uganda ayaa kala saxeexday heshiis oggolaanaya dhismaha dhuun shidaalka qaydhinka ah oo dhererkeedu gaadhayo 1,445 km (898 meyl).
Mashruucan oo ay ku kacayso lacag dhan $3.5bn (£2.7m) ayaa goobaha shidaalka ee Uganda ku xidhi doona dekadda Tanga ee Tanzania.Xafladda lagu kala saxeexday heshiiskan waxaa ka qeyb galay labada madaxweyne.