berberatoday.com
Siyaasiyiinta Xirsi Cali Iyo Maxamud Xaashi Oo Kulan Ku Yeeshay Hargeysa
September 16, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Labada Siyaasi ee Maxamuud Xaashi iyo Xirsi Xaaji Xasan, ayaa maanta kulan uga bilaamay Hargeysa.

Labada siyaasi ayaan Warbaahinta u faahfaahin waxyaabaha ay ka wadahadleen marka laga reebo in ay ogolaadeen in Sawiro laga qaado.

Kulanka waxa kale oo goob joog ka ahaa siyaasi Cali Siciid Raygal, wasiir ka soo noqday Xukuumaddii Axmed Siilaanyo.

Warar hoose ayaa sheegaya in labada siyaasi ka wadahadleen mustaqbalkooda siyaasadeed iyo in ay isku aragti noqdaan.

Xirsi iyo Xaashi, ayaa isku deegaan ka soo jeeda.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews