Wakiilka Tiawan Ufadhiya Somaliland Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiinta Wasaarada Caafimaadka Iyo Agab Uu Ku Wareejiyay.
September 21, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wakiilka dalka Taiwan ufadhiya somaliland iyo masuuliyiinta wasaarada caafimaadka somaliland ayaa wada yeeshay kulan kaasi oo ujeedadiisu ahayd sidii hor loogu qaadi lahaa wada shaqaynta labada dale e dhinaca caafimaadka.
