berberatoday.com
Taj Mahal: Dalxiiskii Qarniga Oo Dib Loo Furayo Iyo Qul-qulka Dalxiisayaasha
September 22, 2020 - Written by admin

Mumbai(Berberatoday.com)-Dad yar ayaa booqday dhismaha loo dalxiiska tago ee Taj Mahal ee Hindiya ku taalla, kaddib markii dib loo furay lix bilood kaddib oo ay xidhneyd.

Tallaabooyin hor leh oo dhanka badqabka dadka ayaa la soo rogay, waxaana la mamnuucay sawirrada koox kooxda loo galayo, baadhitaanka heerkulka qof iyo tikidhada lagu galayo oo online-ka laga jaranayo.

Keliya 5,000 oo qof ayaa booqan kara dhismaha, iyadoo kiisas Covid-19 ah laga soo sheego Hindiya maalin walba.

Dhismahan waxaa qarnigii 17-aad dhisay boqor Shah Jahan isagoo ku maamuusay xaaskiisii, Mumtaz Mahal.

Waxay muddo dheer ahayd mid ka mid ah xarumaha ugu waaweyn ee loo dalxiiska tago, waxaana maalin walba booqan jirtay 70,000 oo qof.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews