Dadwaynaha Ku Dhaqan Deeganka Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Shirkada Sompower Oo Caqabad Ku Noqotay In Ay Laydh Helaan”Daawo Muuqal
September 23, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dadwaynaha ku dhaqan Deegaanka xaraf ee Duleedka magaalada Dargaysa ayaa cabasho xoogan ka Muujiyay shirkada sompower oo caqabad ku noqotay in ay Bulshadani Helaan Laydh Iyagoo Eedo culus ujeediyay shirkada sompower.
