berberatoday.com
“Taageerayaashu Mar Dhow Ma Tegi Doonaan Garoomada Cayaaraha Ciyaaraha”Boris Johson
September 23, 2020 - Written by admin

London(Berberatoday.com)-Qorshihii loogu oggolaanayay in taageerayaasha ay tagaan garoomada ciyaaraha ee England laga bilaabo 1-da October ayaa laga laabtay.

Qorshaha ayaa dib u eegis lagu sameynayaa kaddib kiisaska coronavirus oo kordhay, waxaana la oggol yahay in keliya 1,000 ay tagaan garoomada.

Ra`iisul Wasaare Boris Johnson ayaa lagu wadaa inuu maanta ku dhawaaqo tallaabooyin dheeraad ah.

Inta badan kulamada cayaaraha ka qabsoomay England, looma oggolaan inay taageerayaashu ka qeyb galaan tan iyo bishii March oo dalkaasi la saaray bandowga sababo la xiriira coronavirus, kulamadaas waxaa ka mid ah Premier League-gga iyo dhammaadka Koobka FA.

Madaxda in ka badan 100 urur cayaaro ayaa warqad ay u qoreen ra`iisul wasaaraha UK waxay ka dlabadeen inuu si degdeg ah u maalgeliyo waaxda cayaaraha, iyagoo ka digay in da`yartu ay dhibaato kala kulmi doonaan xayiraadda saaran cayaaraha.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews