Xubin Ka Mid Ah Guddiga Qaban-Qaabada Shirweynaha Kulmiye Oo Sheegay In Saylici & Saajin Tartamayaan, Haddii Lagu Guul-Daraysto Waan-waanta Socota
September 23, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye ayaa ka hadlay loolanka ka dhex taagan Madaxweyne ku xigeenka Somaliland iyo Wasiirka Ganacsiga, oo hadda laga dhex wado heshiis dhexdooda ah.