Falanqaynta Sawirka Siyaasadeed Ee Ka Qayb-galka Iyo Ka Maqnaanshaha Axmed-siilaanyo Ee Shirweynaha Kulmiye
September 25, 2020 - Written by admin
Haddii uu Axmed-siilaanyo shirka ka maqnaado waxay Tumaati ku noqon doontaa Madaxweyne Biixi, waxayna Hiil u noqon doontaa Maxamuud Xaashi, hadduuse ka qayb-galo waxay guul u noqon doontaa Madaxweyne Biixi, waxaana Weydoobi doona Hadalkii Maxamuud Xaashi