Ha’yadda Lacagta Adduunka Oo Ka Hadashay Shuruudaha Dayn-cafinta Soomaaliya
September 26, 2020 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Warbixin ay soo saartay hay’adda lacagta Adduunka ee IMF ayaa waxaa looga hadlay kulamo looga hadlayay arrimaha deyn-cafinta iyo dadaallada Soomaaliya ay ugu jirto sidii qorshaha horyaalla ay u fulin laheyd.
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya iyo Madaxa IMSF