Baadhitaano Lagu Sameeyay Xaqiiqada Shirkada Trafigura Oo Xukuumada Somaliland Doonayso In Ay Ku Wareejiso Haamaha Kayd Shidaalka Ee Berbera+Arimo Argagax leh.
September 28, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhawaan ayay ahayd markii xukuumada somailand shaaciyay in markab shidaal sida oo ay leedahay shirkada tragura oo fadhigoodu yahay dalka singapoor uu kusoo xidhay dekeda berbera taasi oo somaliland heshiish lagali doonto islamarkanaana ay hagaajinayso haamaha shidaalka berbera
