berberatoday.com
Siyaasi Ramaax Cali Hayste Oo Wasiirka Beeraha Axmed Muumin Seed Ku Eedeeyay Inuu Ku Fashilmay Shaqadii Qaranka, Iscasilaadna Ugu Baaqay.
September 28, 2020 - Written by admin

Burco(Berberatoday.com)-Xoghayaha Arimaha bulshada ee xisbiga ucid Maxamuud cali hayse ramaax ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka wasaarada beeraha Somaliland oo uu sheegay in uu ku fashilmay shaqadii uu qaranka uhayay.

Sidoo kale siyaasi ramaax ayaa nasiib daro ku tilmaamay in wasaaradu ogaan waydo geed sun oo shirkad shiinaha ay siisay in ay ku beerto banka wajaale balse ay ka noqotay isla wasaaradu

Dhanka siyaasi ramaax ayaa wasiirka beeraha Axmed Muumin Seed ugu baaqay in uu iska casilo xilka wasaarada maadaama uu ku fashilmay shaqadii loo igmaday.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews