Gabadh Reer Somaliland Ah Oo Ku Guulleysatay Tartanka Quruxda Haweenka Muslimiinta Ah
September 29, 2020 - Written by admin
Mareykanka(Berberatoday.com)-Sahra Abuukar oo ah gabadh reer Somaliland ah oo qaxooti ku ah dalka Mareykanka ayaa ku guulleysatay tartanka quruxda hablaha Muslimiinta ah ee Mareykanka.
