berberatoday.com
“Ragii Golaha Ka Baxay Badh Isxanbaarbay Ahaayeen, Badhna Waa Looga Dhintay, Labaduba Sharci Daro Ayay Ku Fadhiyaan”Eng Faysal Cali Waraabe.
October 1, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe oo ka jawaabayay hadalo kasoo yeedhay qaarkamid ah xildhibaanada golaha wakiilada ee kasoo jeeda gobolada Awdal Iyo Sool oo ka dareeraray Ansixinta xeerka doorashooyinka isla markaana ku doodayay in la sameeyo saami qaybsi ayaa xildhinaabada eedo culus ujeediyay kuna tilmaamay in ay ahaayeen xildhibaano kursiga baarlamaanka ku yimid isxambaar iyo kuwo looga dhigtay xildhibaanimada

Sidoo kale Eng faysal cali waraabe ayaa ka jawaabay hadal kasoo yeedhay Farmaajo oo khuseeyay gobolada sool iyo sanaag ee somaliland

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews