berberatoday.com
Siyaasiyiinta Madasha Oo Kulan La Qaatay Gudida Joogtada Ee Golaha Wakiilada,Una Gudbiyay Qoraal Ka Dhan Khatarta Shirkada Trafigura!
October 1, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasiyiinta madasha wadatashiga iyo Toosinta           Qaranka ayaa kulan layeeshay gudida joogtada ah ee golaha wakiilada kaasi oo ujeedadiisu ahayd sidii ay golaha wakiilada ugu gudbin lahaayeen qoraal iyo xog ururin ay kasoo sameeyeen shirkada tragura oo xukuumada somaliland doonayso in ay ku wareejiso haamaha kaydka shidaalka ee berbera.

Sidoo kale siyaasiyiinta madasha ayaa kulanka kadib faah faahin ka bixiyay waxyaabaha ay kawada hadleen gudida joogtada ah ee golaha wakiilada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews