China”Nin Gubay Xaaskiisii Hore Iyadoo Muuqaal Toos Iska Duubeysa,
October 3, 2020 - Written by admin
China(Berberatoday.com)-Nin Udhashay dalka shiinaha ayaa gubay xaaskii hore oo iska duubaysa muuqaal ay ku baahinaysa barteeda dumal oo siwayn ay u isticmalaan dadkka shiinaha
Gabadh oo ahayd gabadh ka caan aha dalka shiinaha ayaa si arxandaro ugubay taasi oo geeriyootay dabkaasi
https://youtu.be/8mZ8LxCL6NI
Berberatoday.com