Dr Cabdi Cilmi Guuleed Oo Loo Magacaabay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil
October 3, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Cusub ee Xisbiga UCID ayaa hore u soo qabtay Xilka Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Saaxil Wakhtigii Doorashooyinka Degaanka
November 2012
Waxaana lagu Xasuustaa Gudoomiyaha Cusub ee Xibsiga UCID guushii xiligasi uu ka soo hooyey natiijadii Doorashooyinka Degaanka Ee Dalka ka dhacday 28 Nov 2012 oo uu Xisbiga Kulmiye qaatay Aqlabiyada Xildhibaanada degeenka Berbera walow Xisbiga Ucid uu kaga Guulaystay Kursiga Mayirnimada Berbera
Halkan Hoose Ka Akhri Waraaqda Magacaabista
Berberatoday.com