Madaxwayne Donald Trump Oo Laga Helay Xanuunka Coronavirus
October 3, 2020 - Written by admin
USA(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa bartiisa Twitterka ku shaaciyay in laga helay cudurka Covid-19.
Madaxweynaha ayaa sheegay in isaga iyo Marwada Koobaad ee dalkaasi laga helay cudurka ayna bilaabeen inay iskarantiilaan sidoo kalana ay mari doonaan habkii ay cudurkaasi uga soo kabsan lahaayeen.
