berberatoday.com
Odayaasha Iyo Waxgaradka Wiilkii Xildhibaan Kijaandhe Dhaawacyada Ugaystay Oo Beeniyey In Heshiis Laga Gaadhey Arintiisa, Hanjabaad Culusna Diray”Daawo Muuqal
October 3, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Beraberatoday.com)-Odoyaasha iyo waxgaradka beesha uu kasoo jeedo wiilkii banjarlaha ahaa ee xildhibaan kijaandhe iyo qoyskiisa dhaawacyada culus ugaysteen ayaa beeniyay in arinkiisa ay ka heshiiyeen beesha uuu xildhibaanku kasoo jeedo oo iyagu warbaahinta usheegay in ay ka heshiiyeen beesha wiilka dhibta loo gaystay.

Sidoo kale beesha uu kasoo jeedo wiilka dhaawacyada loo gaystay ayaa ku hanjabay in ay sharci gacantooda ku fushan doonaan, hadii aanay xukuumadu talaabo ka qaadin dadkii dhibta ugaystay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan Oo Faahfaahsan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews