“Badbaadinta Nidaamka Xisbiyada Badan Ee Somaliland Uma Taalo Xisbul Xaakimka Kulmiye, Ee Waxay u Taalaa Labada Xisbul Mucaarid.Cali Guray
October 6, 2020 - Written by admin
SHIRWAYNIHII KULMIYE MAXAA KAAGA BAXAY?
Arinku waa laba mid. UCID iyo WADDANI in ay iskaga biiraan KULMIYE si ay Somaliland ugu celiyaan nidaamka xisbiga keliya. Iyo in Faysal iyo Cirro ay iskaga degaan xilalka oo fursad ay siiyaan kuwo badbaadin kara xisbiyadooda oo ogol in ururada la furo oo aan baqe ka qabin in ay waayaan xisbinimadooda.
