Beeralayda Deegaanka Arabsiyo Oo Ka Cawday Cayayaan Kaga Dhashay Dallagii Sanadkan, Eedo Culusna Ujeediyay Wasaarada Beeraha Somaliland”Daawo Muuqal
October 6, 2020 - Written by admin
Arbasiyo(Berberatoday.com)-Beeralayda degmada arabsiyo ee gobolka gabiley ayaa cabasho xoogan ka muujiyay cayayaan kaga dhashay sanad khudaartii iyo dalagii ay beerteen sanadkan.

