Xiisad Ganacsi Oo Ka Dhex-qaraxday Dalalka Sacuudiga Iyo Turkiga
October 6, 2020 - Written by admin
Riyad(Berberatoday.com)-Madaxa Rugta Ganacsiga ee Sacuudiga, ayaa ku baaqay in la qaaddaco wax soo saarka Turkiga iyada oo ay jiraan warbixino dhanka ganacsatada ah oo sheegaya in cadaawadda u dhaxeysa Ankara iyo Riyadh ay caqabad ku tahay isku socodka badeecooyinka ee labadan quwadood ee gobolka.
SA’UDI AND TURKEY