Proff. Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Hadlay Sobobta Ku kaliftay In Jabhadii Khaatumo Heshiis La Gasho Xukuumada Somaliland.
October 7, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof cali khaliif galaydh ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta jabhadii khaatumo ay wadahadalka ula furtay xukuumadii axmed siilaanyo ee Somaliland Sidoo kale prof cali khaliif ayaa ka hadlay arimo door ah