berberatoday.com
“Cali Khaliif Gallaydh Wuxuu Ahaa Shakhsiyad Caan Ka Ah Dhulka Soomaalida ,Wuxuu Ahaa Aqoonyahan Professor Ahaa ,Siyaasi ,Iyo Weliba Dhaqan-yaqaan”W/Q Axmed Siciid Cige
October 8, 2020 - Written by admin
T A C S I
Ilaahay ha u naxariisto Cali Khaliif Gallaydh oo geeridiisa maanta 8/10/2020 duhurkii la xaqiijiyay inuu ku geeriyooday magaalada Jigjiga oo uu safar gaaban ku joogay , isagoo sanadihii danbe deganaa magaalada hargeysa .
Cali Khaliif Gallaydh wuxuu ahaa shakhsiyad caan ka ah dhulka soomaalida , wuxuu ahaa aqoonyahan professor ahaa , siyaasi , iyo weliba dhaqan-yaqaan .wuxuu soo qabtay xilal kala duwan ilaa uu noqday ra’iisal wasaarihii dowladii KMG ee somaliya 2000-2002 . wuxuu mudooyin danbe aasaasay maamulkii la baxay Khaatumo oo markii danbe la heshiiyay dowlaada somaliland . marar kala duwan oo xasaasi ahaa ayaa Cali Khaliif aan wareystay ama shaqo warbaahineed na dhexmartay .
Aad ayuu iigu qaddarin jiray shaqadeyda warbaahinta , waxaana uu igala soo qaybgalay xafladii daahfurka buugeyga WARJIRE ee 28.2.2020 ee Hotel Maansoor oo uu hadal hambalyo ahaa ka jeediyay . waxaan tacsi u dirayaa qoyska , asaxaabta iyo guud ahaan shacabka
Axmed Siciid Cige
Hargeysa Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews