Daraasad: Maxaa Bisha September Ka Dhigay Bisha Ugu Kulul Dunidda?
October 8, 2020 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-September waxay ahayd bishii ugu kululeyd dunida, sida laga soo xigtay ha`adaha saadaasha hawada.Waxay qiyaastii cabbir ahaan 0.05C ka kululeyd bishii September sanadkii hore.
Saynis yahannada ayaa sheegaya in tani ay caddeyn u tahay in qiiqa hawada lagu sii daayo uu sii kululeeyo heerkulka dunida.