berberatoday.com
Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo La Kulmay Baarlamaanka Sweden
October 8, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa kulan xarunta barlamaanka kula qaatay xubno ka tirsan Xildhibaanada Sweden.

 Mudanayaasha Xisbiga Socail-ka ee dalka Sweden iyo guddoomiye Cirro ayaa ka wadahadlay doorashooyinka isku-sidkan ee sannadka 2021 la filaayo in ay ka dhacaan Jamhuuriyadda Somaliland.

 “Waxaanu ka wada hadalnay arrimaha doorashooyinka iyo sidii Somaliland looga caawin lahaa doorashooyinka isku-sidkan , loona koorin lahaa dimuqraadiyada Somaliland” ayuu ydihi

 Guddoomiyaha xisbiga Waddani Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) safar ku jooga dalka Sweden ayaa la kulmay maasuuliyiinta ugu sar sarraysa wasaaradda arrimaha dibedda dalka Sweden.

 Waxaana lagaga wadahadlay kaalmada Sweden ay siiso Somaliland iyo doorashada golayaasha wakiillada iyo deegaanka.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews